Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Masuuliyiinta Katirsan Ururka Qaran oo London Garey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 26 2008
Masuuliyiinta Katirsan Ururka Qaran oo London Garey
Written by Ali Moallim   
Saturday, 26 April 2008

London(insidesomalia.org)- Wefti sare oo ka socda hoggaanka sare ee ururka Qaran ee Mucaaradka Somaliland ayaa fiidnimadii xalay soo gaarey Magaalada London ee Dlak Igriska.

Xubnaha weftigan oo ka kooban labada guddoomiye xigeen ee Ururka Qaran Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Ceydiid ayaa waxaa lagu wadaa in ay la kulmaan qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Dalka Ingiriiska.

Maxamed Xaashi oo wax laga weydiiyay ujeedada Booqashadooda ayaa waxa uu uu sheegay in ay la kulmi doonaan xubno katirssan Baarlamaanka Ingiriiska,ururada iyo qaybaha kale duwan ee Jaalliyadaba Somaliland ee ku dhaqan Dalkan Ingiriiskaba.

Madaxdan ayaa waxaa Garoonka Dayuuradaha ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Urur lagumagacabo SIRAAG iyo Artickle 32 iyo xubno kale oo Jaalliyada Somaliland ee Kusugan Dalka Ingiriioska.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >